Munaasbaad balaaran oo ku aadaneyd furitaanka talaalka caruurta ee deegaanada Puntland ayaa maanta lagu qabtey xarunta wasaarada caafimaadka ee magaalada Garoowe taasi oo ay ka oso qayb galeen mauuliyiin kala duwan oo ka tirsan oo uu ugu horeeyo madaxweyne kuxigeenka Puntland iyo waliba xubno kale.

Wariye Maxamed Siciid oo ka tirsan SBC kuna sugan Studi0-yaha SBC ee Garoowe ayaa warbixintan ku eegaya munaasabadan furitaanka talaalka caruurta.

Dhageyso warbixinta Talaalka ee wariye Maxamed Siciid