Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtey magaalada Muqdisho Madaxweynaha DFKMG wuxuu kaga hadley arimo fara badan oo ay ka mid yihiin dilkii hogaamiyihii Al-Qaacidada Bariga Afrika, Weerarkii lagu diley wasiirkii arimaha gudaha, heshiiskii Kampala, iscasilaada Ra’isalwasaare Farmaajo, khilaafka xukuumada & Baarlamanka & Banaanbaxyada ka dhacaya magaalada Muqdisho.

Shirkaasi jaraa’id oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Sheekh Shariif su’aalo kala duwan ayaa la waydiiyey hadaba ka dhageyso link-ga hoos.   Dhageyso shirkii jaraa\’id ee Madaxweynaha