Wafdigii Taliyaaniga ka socdey ee uu hogaaminayey wasiiru dawlaha Talyaaniga Alfredo Mantica  ayaa kulamadii albaabadu u xirnaayeen ee ay la yeesheen madaxda Puntland ka dib waxaa shir saxaafadeed qabtey wasiirka iyo madaxweynaha Puntland, iyagoo ka warbixiyey waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo waliba ujeedada socdaalka wafdiga Talyaaniga.

Link-ga AUDIO hoose  ka dhageyso hadaladii ay saxaafada ay siiyeen Madaxweynaha & wasiirka Talyaaniga.HALKAN RIIX