Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa khubad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa wuxuu ka jeediyey munaasabadii lagu xusayey 51 sano guuradii ka soo wareegtey xiligii Soomaaliya ay xoriyada ka qaadatey guumeystayaashii Talyaaniga & Ingiriiska.

Khudbadaasi ayuu (Madaxweyne Faroole arimo fara badan kaga hadley Player-ka hoose ka dhageyso khubada madaxweynaha)
Khubadii madaxweyne Faroole