Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu qabtey xaflad xilalka ay kula kala wareegayeen wasiirka cusub ee amniga Puntland & wasiirkii hore iyadoo hadalo ay halkaasi ka jeediyeen ay kaga hadleen arimaha amaanka, xilalka ay la kala wareegayaan & arimaha hor yaal wasaarada.

Hadaladii ay halkaasi ka jeediyeen Gen. Yuusuf Axmed Kheyr oo xilka ku wareejiyey Col. Khaliif Ciise Mudan ayay isagu hambalyeeyeen, ka dhageyso linka hoose ee audio hadalada labada wasiir ee xilalka isku wareejiyey.

Dhageyso wasiirkii hore Yuusuf Axmed Khayr.
Halkan ka dhageyso

Wasiirka Cusub Khlaiif Ciise Mudan.
Halkan ka dhageyso

Cabdinaasir Yaasin
SBC Garoowe