Wafdi ka socda qaramada mdioobay oo uu hogaaminayo u qaybsanaha qaramada midoobay ee arimaha gargaarka Soomaaliya Mark Bowden ayaa maanta tagey yimid magaalada Muqdisho waxaana ay la kulmeen Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamanka & Ra’isalwasaaraha iyagoo kala hadley arimaha abaaraha & sidii gargaar deg deg ah loola soo gaari lahaa dadka abaaruhu saameeyeen.

Hadaba shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen Kuxigeenka Ra’isalwasaaraha ahna wasiirka gaashaandhiga C/kariim Maxamuud Xaaji Fiqi & u qaybsanaha qaramada midoobay ee arimaha gargaarka Soomaaliya Mark Bowden ayey ku faahfaahiyeen wixii ay isla meel dhigeen ka dhageyso Audio Player hoose.
Halkan ka dhageyso

Axmed Aar
SBC Muqdisho