Ra’isalwasaaraha DFKMG Soomaaliya Maxamed C/laahi  Farmajao ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtey magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadley go’aankiisa la xiriira icasilaadiisa & mirihii ka soo baxay heshiiskii Kampala, Banaanbaxyada magaalada Muqdisho, dilkii Fasul Cabdalla oo ahaa hogaamiyihii Al-Qaacidada Bariga Afrika, saxafiyiin & dad banaanbaxayaal ah oo xabsiga loo taxaabay

 Riix Playerka hoose si aad u dhageyso shirka Jaraa’id ee Ra’isalwasaaraha .Halkan ka dhageyso shirka jaraa\’id ee Ra\’isalwasaaraha