Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa shaley guul ka gaartey ciyaar ka tirsaneyd horyaalka wadanka Ingiriiska taasi oo ay la laheyd kooxda Blackpool.