Alfanaan Xasan Aadan Samatar ‘ X. Baashe” oo ku guuleystay Codeyntii loo Qaadayay Heesaagii ugu Wanaagsanaa Heesaha hirgalay
Waxaaan Maanta idiin soo gudbineynaa Codeyntii Kama Dambeysta aheyd ee loo Qaadayay Heesagii ugu Wanaagsanaa Heesaha hirgalay waxaana Finalka Codeyntaasi ooq absoontay 14-28 Juun 2011 ku loolamayay Tartamayaasha kala ah Shmaali Axmed Shimaali Aun Muuse Ismaaciil Qalinle,Xasan aadan Samatar iyo AUN Cabdinaasir Macalin Saciid,Hadaba waxaa la furay 4tii Santuuq ee codeyntaasi oo aheyd mid adag.

Santuuqa ALLAHA u naxariistee ( AUN) Muuse Ismaaciil Qalinle waxaa u codeeyay

Xasan Maxamed Cabdi===================Itoobiya
Jaamac Faarax muxumed=================Hargeysa
Cabdikariin Sheekh Cali================== Neyroobi
Aadan Nuur Cabdi=====================   Boosaaso

AUN Muuse Ismaaciil qalinle waxa uu helay 4 cod Kaalinta 4aad

Santuuqa Shimaali Axmed Shimaali waxaa u codeeyay.

Anwar Axmed Maxamed…………………………………..Dublin
Maxamed Xasan Macalin……………………………………Marka
Cabdi Axmed Xasan………………………………………Muqdisho
Maxamed jaamac Cabdi…………………………………Neyroobi
Cabdirisaaq sheekh Maxamed……………………………Yaman
Cali maxamed Shariif……………………………………..Baydhabo

Shimaali Axmed Shimaali waxa uu helay 6 cod Kaalinta 3aad

Santuuqa ALLAHA u naxariistee ( AUN) Cabdinaasir Macalin Saciid waxaa u codeeyay

Amiira Cumar Maxamed………………………………………………..USA
Mahdi ismaaciil maxamed………………………………………..Jarmalka
Farxiyo Cabdisamad Xasan……………………………………. Gaalkacyo
Muxiyadiin Cabdulqaadir Axmed………………………………Boosaaso
Yuusuf Cali Aadan……………………………………………………….    KSA
Qaalid Mubaarak Xuseen………………………………………….Hargeysa
Cabdiqani Cabdulaahi Cali………………………………………Adis Ababa
Ismaaciil Maxamed Maxamuud………………………………….. K.Afrika
Qadar Aadan Jaamac……………………………………………..Baladweyne

AUN Cabdinaasir Macalin Saciid Waxa uu helay 9 Cod Kaalinta 2aad

Santuuqa Xasan Aadan Samatar waxaa u codeeyay.

Cabdirashiid Sheekh Biixi……………………………………………….. Sweden
Khaliif Cali shire………………………………………………………………… USA
Maxamed Maxamuud Xasan’M. deeq”………………………………… Hoolan
Siid Cali Sheekh Aamin…………………………………………. Manchestar UK
Mustafe Ibraahim Saacadaale…………………………………………Hargeysa
Cali Axmed Daameey………………………………………………………….. USA
Abshir Isaaq Cali’ Indhooy”………………………………………………. Sweden
Axmed Cali Xasan………………………………………………………….. K.Afrika
Cabdulaahi Cabdiwali Maxamed’ C.Dhuux’…………………………..Nairoobi
Maxamuud Maxamed Xasan…………………………………………………Kenya
Madar Aadan Xuseen………………………………………………………….Yemen
Fartuun Sheekh Yuusuf……………………………………………………Muqdisho
Cabdikarin Xaaji Cali…………………………………………………………..Holand
Guleed Yaasiin Cali…………………………………………………………….Jabuuti
Faarax Cabdulqaadir Cabdule…………………………………………….Muqdisho

Xasan Aadan Samatar waxa uu helay 15 cod waxa uuna galay Kaalinta 1aad Codeyntii loo Qaadayay Heesaagii ugu Wanaagsanaa Heesaha hirgalay oo ahaa barnaamij la qabtay Sanadihii 70 meeyada iyo 80 tanaadkii,waxaana codeynta aan u qabanay Barnaamijkaasi ka qeybgalay 24 hobol iyadoo codeyntooduna ay soo bilaabatay 1-1-2011,waxaana wareega 2aad u soo gudbay 12 Fanaan oo loo qeybiyay 4 guruub oo min 3 hobol ka kooban iyadoo ay u soo baxeen kama dambeysa fanaaniinta kala ah Xasan Aadan Samatar,AUN Cabdinaasir Macalin Saciid,Shimaali Axmed Shimaali iyo AUN Muuse Ismaaciil Qalinle oo kala galay Kaalimaha 1,2,3, iyo 4 Xasan Aadan Samatar Fanaaninta ay kulmeen Codeyntaanmudadii ay socotay (1 Janaayo2011-28 juun 2011) waxa ay kala ahaayeen
Wareega 1aad Guruub B AUN Cabdinaasir Macalin Saciid, Cabdulqaadir Cumar Macalin’ Jubba’, Shariif Cabdalla Xuseen Wareega 2aad AUN Cabdikhadar Xasan Xuseen, Cabdi Xasan Dige,wareegaan isaga aya au soo baxay Final ka Maadama la doonayay Fanaanka ugu cod bata., Wareega Finalka AUN Cabdinaasir Macalin Saciid, Shimaali Axmed Shimaali, AUN Muuse Ismaaciil Qalinle. Hoos ka daawo Video

Link-ga Video-ga hoose ka daawo mid ka mid ah heesaha Xasan Aadan loogu jecel yahay oo uu la qaado Khadra Daahir Cige.
Halkan ka daawo

Waxaaa diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle (uurdoox)
uurdoox2011@hotmail.com