Xarakada Al-Shabaab ayaa faafisay sawirada Taangiyo & Cagaf Cagafyo ay kaga gubeen ciidamada AMISOM dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada.

Mid ka mid ah baraha Internet-ka ee taageera fikradaha xoogaga Shabaabka ayaa la soo galiyey sawirada Taangiyo & Cagaf Cagafyo qiiq Iyo uuro ay ka baxayso, kuwaasi oo la sheegay in lagu gubay dagaalkii cuslaa ee sabtdii ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay si xun isagu fara sareen ciidamada AMISOM & kuwa dawlada KMG ah oo isgarabansanaya & xoogaga Shabaabka.

DAAWO SAWIRADA


Xuquuqda sawirada: AlFurqaan Radio