Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka mooshin kalsooni kala noqosho ah oo ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararka ayaa sheegaya in Mooshinkan ay saxiixeen illaa 115 Mudane, waxaana sharci ahaan mooshinka ka gudbin kara Madaxweynaha 93 Xildhibaan.

Waxyaabaha Xildhibaanada ku eedeeyeen waxaa ka mid ah wax qabad la’aan, hogaan xumo xaga amniga iyo qodobo kale.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa gacanta loo geliyay Mooshinkan, waxaana  laga yaabo inay Maxkamadda sare ee dalka u gudbiso, si ay u soo hubiso eedeymaha Madaxweynaha ay u jeediyeen Xildhibaanada, haddii ay soo xaqiijisana uu Baarlamaanka markaas dood gelin karo.

hoos ka Akhri.

1424

34567 819