Jilaaga Caanka ah ee ajakis ayaa ka hadlay xaaladaha iyo is bedelka MAgaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Ajakis ayaa sheegay in Muqdisho ay siweyn isku bedeshay islamarkaana ay qaangaar marayaan waxyaalo uu markii hore ku ogaa in ay dhalad ahaayeen,

Waxa uu sheegay in Ninwalba oo horay darajo sare u heystay oo iminka marayo heer aad u hooseeyo, taas oo uu ugala jeedo in ninkastaa hadii uu aqoon lahaado iyo hadiikaleba uu shaqo la’aan yahay Muqdisho.

Ajakis ayaa siweyn loogu yaqaanaa Waxyaabaha majaajilada iyo jilista filimada Afsoomaaliga loo bedelay ee Hindiga, waxaase iminka uu ku biiray saxaafada, waanakan isagoo ka doodaya saxafi nimadiisa.

Ajakis”K K K K K, Janaraale hadis Bajiye gadooyo, Bayloodna as Sambuusi gadooyo, Ani maxaaleygu diidaa in aan Wariye noqdo”

Halkan ka dhageyso Ajakis oo la hadlaya Wariye ka howlgala Idaacada VOA-da
DHAGEYSO

Keyse Caamir
SBC International Muqdisho