Culimaa udiinta Ahlusunna waljamaaca ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb oo ay dhowaan gacanta ku dhigeen gogol lagu sameynayo Maamul gobolada dhexe ee dalka.

Shekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah saraakiisha Ahlusunna ayaa ka sheegay munaasabad ka dhacday Dhuusamareeb in gogoshan ay u taal maamulada Galmudug, Galgaduud iyo Ahlusunna walajamaaca.

Waxgarad munaasabada ka soo qeyb galay oo goobta ku sugnaa ayaa iyana dhankooda sheegay in maamulka gogoshiisa la dhigay dhuusamareeb ay qeybteed aka qaadan doonaan,

Dhageyso warbixin faah faahsan oo uu Dhuusamareeb ku diyaariyay wariye Maxamed C/wali Tooxoow