Ogeysiis                 Ogeysiis                   Ogeysiis

AFURI   WALAALKAAGA    SOOMAN
Ma ogtahey ajarka laga helo marka la afuriyo Qof Sooman ?
Haa; Markaad afuriso qofka sooman waxaad leedahey ajarkiisa oo kale
Hadaba ku afuri  Walaalkaaga Sooman maalintii $3 doolar
Dhammaan Muslimiinta jecel in ay la baxaan hantida alle siiyey bisha
Barakaysan ee Ramadan,Dhammaan Dadka jecel in ay afuriyaan
walaalahooda Muskinka ah ee sooman,Waxaan lala Socod siinayaa in
Jamciyadda alamrubilmacruuf Farista wannahi canilmunkar ay  qorshaysay
in  ay aruuriso  Lacagaha iyo Raashinka ay bixinayaan walaalaha jecel
in ay ka qayb qaataan  afurinta walaalahooda Muslimka ah ee sooman
bisha Ramadan ee barakaysan, qorshahaan waxay jamciyadu smaysaa
sanadkasta waxaana loo yaqaanaa
” AFURI WALAALKAAGA SOOMAN “. Malintii $ 3 doolar
Haddaba walaalaha danaynaya inay alle ugu  dhawaadaan afurinta
Walaalahooda sooman waxay kusoo aadin karaan lacagta ay la baxayaan:
Golis Account = 401229
Sahal =744524, 724462

Ama akoon amal – 0778- dahabshiil-1831

Walaalayaal,innaga oo dareensan ajarka faraha badan ee qofka muslimka
ahi ka helayo afurinta walaaalkiisa muslimka ah ayaa waxaa laga
codsanayaa walaalaha in ay qayb laxaadle ka qaataan shaqadan
Jamciyaddu waxay diyaarisey sidoo kale dhammaan agabkii,qalabkii ay ku
afuri lahaayeen Dadkaasi,iyadoo sidoo kale diyaarisay dadkii raashinka
samayn lahaa iyo xarumo loogu talagalay inay dadkaas ku afuraan.

Wixii Faah faahinta oo arintaan ku saabsan waxaa laga xiriiri karaa
guddiga hawsha oo kala ah :

1: Shiikh – Yaasiin Cabdullahi Cali
+252907724462

2: Shiikh – Jaamac Siciid
+252907754585

3: Maxamed Xamari
+252907746674

4: Sh. Faarax Cabdi Jamac
+252907746375

5: Cabdi Xirsi Cali Botaan.
+252907746832.