Afhayeenka Puntland oo Ka hadlay Doorashada Jawaari + DHAGEYSO

Waxaa Goor dhoweyd wareysi siyay warbaahinta SBC International Afhayeenka Maamulka Puntland Axmed Cumar Xirsi Libaax Joore isaga oo Sheegay in puntland ay soo sartay Warsaxaafadeed ay ku soo dhaweyneyso Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari.

Wareysiga ayuu afhayaeenku ku sheegay in Puntland ay xildhibaanada kula dardaarmeyso in doorashada Madaxweynaha sidan oo kale ay u doortaan Hogaamiye ka soo bixi kaara shaqadiisa sida uu hadalka u dhigay Afhayeenka Puntland Mr Libaax Joore

DHAGEYSO WAREYSIGA AFHAYEENKA PUNTLAND

SBC International News Desk  

Daalacatey :367

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print