Allaha u naxariistee Waxaa aas qaran loogu sameeyayqabuuraha Duleedka Magaalada Garowe Xildhibaan Shaybe Shiekh Maxamud oo Kooxhubaysan ay ku toogteen Xili saaka saladii subax uu ka soo baxay isago ku siijeda gurigisa oo ku yaalay xafada 1 Aug ee Garowe
Waxaana ka soo qayb galay aaskaan loo sameeyay Marxuunka Madaxwayne ku xigeenka Puntland C/samad Cali shire oo isagu tacsi u diray Eheladii iyo qarabadii in ilahay samir iyo iiman ka siiyo marxuunka isagoo dhinaca kalena ku tilmamay dilkaan mid fulaynima ah Gudina loo saray baritaan
Ciidamada amaanka ayaa waxaa aywadan baaritaano ay ku samaynayan xafadaha uu dil ka dhacay iyo gadidka iyadoodad aad u tiro badan lagu xiray saldhiyada Garowe oo ay boolisku waydiinayan su’alo.
Bishii aynu soo dhaafnay ayaasidaan oo kale koox hubaysan dil toogasho ah ugu gaysteen gudaha magaaldagarowe xili lagu jiray sadii cishaha Taliyihii hore ee Cidamada BooliskaPuntland Col Abdilahi Salax Nadaro oo aan ilaa iyo hada loo soo qaban cidiidilkas ka danbaysay.
C/naasir Yaasiin Salaad
SBC International Garoowe