
TAHNIYAD AROOS
Waxaa halkan tahniyad AROOS ka diraya:-
Hooyo Sacdiyo Xasan Cabdi iyo Aabe Cismaan Bulqaas
Siciid Cismaan Bulqaas iyo xaaskiisa Idil Xuseen Abuukar iyo caroortooda.
Cali Cismaan Bulqaas iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Farduus Cismaan Bulqaas iyo seygeeda iyo caruurteeda
Xamdi Cismaan Bulqaas iyo caruurteeda
Layo Cismaan Bulqaas iyo seygeeda iyo caruurteeda
Xasan Maxamuud Bulqaas iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Siciid Maxamuud Bulqaas iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Maxamed Cumar Bulqaas iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Axmed Cumar Bulqaas iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Maxamed C/laahi Bulqaas xaaskiisa iyo caruurtiisa
C/risaaq Cumar Bulqaas iyo xaakiisa iyo caruurtiisa
Idil C/laahi Bulqaas iyo seygeeda
Maxamuud Cumar Bulqaas
Nafiso Cismaan Bulqaas
Maxamuud C/laahi Bulqaas
Siciid C/laahi Bulqaas
Safiya C/laahi Bulqaas
Nimco C/laahi Bulqaas
Jaamac Axmed Jaamac ( Saracade) xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Ayaan Cabdi Nuur Daa`úud iyo Seygeeda
Aamina Cabdi Nuur Daaúud iyo Seygeeda iyo caruurteeda
Rooda Cabdi Nuur Daaúud iyo seygeeda iyo caruurteeda
Iyo dhamaan bahda saxaafada maamulka iyo howlwadeenada warbaahimada SBC Bosaso iyo Hon Cable Tv waxaa ay halkan tahniyad Aroos uga dirayaan.
Lamaanaha Isdoortay C/risaaq Cismaan Bulqaas & Hinda Siciid maxamed oo habeenimadii Jimcaha 31-kii bishii August sanadkan 2012-ka ku aqal galay Magaalada Linköping ee bartamaha koonfurta dalka Sweden
Waxaay leeyihiin noqda kuwii isku waara oo ubad kheyr qabana kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano Aamiin Aamiin.

|