Shirka Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Taliyaha Xooga Dalka+Sawiro.

Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, Waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo looga …

Latest News
_MG_8375

Wasiir Diini: “Waxaa naga go’an in aan dhisno Ciidan Qaran oo Tayo Leh”+Sawiro.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta tababar u soo xirey Cutubkii labaad ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya oo laylis ciidan ah …

vlcsnap-2015-09-03-13h47m25s145

Maqal : Ciidamo Tababar Loogu Diray Gobolka Mudug.

Ciidamadaan Oo Aan Si Rasmi ah Loo Ageyn Tiradooda ayaa maanta ka ambabaxay Magaaladda boosaso ee xarunta Gobolka Bari waxaanna laga kala keenay Goboladda Bari …

Madaxweynaha Oo Shirka Ka Hadlayay

Madaxweyne Xasan Oo Kulamo Ku Yeeshay Talyaaniga.

Madaxxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Milan ee dalka Talyaaniga, halkaas oo uu kaga qeybgalayo Carwo Caalami ah oo …

Lacag

Maqal : Shacabka Garowe Oo ka Hadlay Lacago Cusub Oo Ay Sameysay Dowladdu.

Dhawaan ayaa wasaaradda Maaliyadda Puntland Waxey soo saartay lacago Shilin Somali Ah Taas Oo Si Xoogleh U gashay Suuqyadda Kala duwan ee Puntland. Lacagahaas Ayaa …

Ahmed-Yasin-Salah

Maqal : Wasarada Maaliyada Puntland Oo Beenisay inuu Xirmay Kastamkii Galdagob.

Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland Ayaa Beenisay Inuu Is xiray Kastamkii Canshuuraha ee Dagmadda Galdagob Oo Ka Tirsan Gobolka Mudug. Wasiir Ku Xigenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland …

shiinaha-14

Shiinaha oo u dabaal degay 70-guuradii ka soo wareegatay dagaalkii labaad+Sawiro.

Millitariga Shiinaha ayaa samaynaya dhoole tus heer sare ah oo aad u baaxad wayn. Waxay xusayaan guushii ay ka guulaysteen Japan dagaalkii labaad ee adduunka. …

More News
xaawo-lahelow

Howlaha Wasaarada Caafimadka Oo Dhaqaale Xumo Soo Wajahday.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed oo ku sugan magaalada London ayaa sheegtay in dhaqaale-xumo awgeed ay u socon la’ yihiin Qorshisii Wasaaradda u degsanaa. …

Axmed Cali Daahir

Xeer Ilaaliyaha Qaranka ” Xiriirka Somaliya Iyo Kenya Waa Mid Wanaagsan”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in muran badeedka u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya aysan wax saameyn ah ku …

IMG_73701

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Milano ee dalka Talyaaniga+Sawiro.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Milano ee dalka Talyaaniga, halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa …

xasan

Madaxweyne Xasan Oo U Safray Talyaaniga.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ka …

CIIDAMO AMISOM

AMISOM oo baareysa Khasaaraha ka soo gaaray Weerarkii Shalay.

Madaxa ugu sareeya howgalka Midowga Midowga Afrika ee AMISOM oo kahadlaye weerarkii maalintii shalay ahayd Al-shabab ay ku qaadeen fariisin ciidamada AMISOM ay kulahaayeen deegaanka …

IMG_3274

Sawiro : Madaxweyne Gaas Oo lagu Soo Dhaweeyay Buursaalax.

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo  ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Riig oomane iyo Buursaalax ee Gobalka …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.