Wafdigan oo ujeedkiisuahaa sidii ay ugu kuur gali lahayeen xaladaha waxbarasho ee ka jira Degmada eylee Gobolka Nugaal ayaa ahaa mid qaatay dhowr maalmood ay kulamo kula qateenMasuliyintaani dadka degaanka iyo bahda waxbarashada Degmada eyl oo ay ka dhagayteenXaladaha waxbrasho iyo baahiya ka jira oo loo bahan yahay in wax laga qabto.

Waxaana wafdigaanihogaaminayey Agaasimaha waaxda Mashariicda iyo xirfadaha ee wasaradawaxbarashada Puntland Maxamed Cali farax iyadoo ay ku waheliyeen Masuliyiin kasocday Ha’yada Save the children oo barnaamijyo xirado loogu abuurayop dadkadegaanka ka wada Degmada iyadoo la kaashanaysa wasarada waxbarashada.

Masuliyiintaani waxaaay si goni ah kulamo ula qateen marka laga yimaado bahda waxbarashada Maamulkadegmada iyo Golayaasha deganka oo ay ka wada hadleen arimo la xirira ukormeerkooda oo ay ku tilmameen mid la mida kormeeradii ay horay ugu tagijireen degmada eyl taasna waxaa ay ku tilmameen mid dhiri galinaysawaxbarashada oo lagu ogaanayo tayada waxbarashada ee dadka degaanka caruurtoodasi ay waxbarashadu u noqota mid lagu tashado oo aysan degmadu ka harindegmooyinka kale.

Waxaana loo guda galayin ku dhow boqol dhalin yari ah oo isugujira wiilal iyo gabdho oo labarayo Xirfado ay ku shaqaystaan si aysan ugubiirin dhalin yarada cadaystay burcad badednimo iyo tahriibta oo ay kubiimeeyaan naftooda oo barnaamijkan gacan ay ka gaysanayso ha’yada Save thechildren oo gacan ka helaysa wasarada waxbarashada.

Saraakishii kormeerkaku tagay degamadasi ayaa muujiyay guulo ay ka gareen tahayada iyo wacyi galintawaxbarasho oo ay hiigsanayo wasaradu inkastoo ay tahay waxbarashadu mida kaliyaee looga bixi karo jahliga.

SAWIRO





C/naasir Yaasiin Salad
SBC International Garoowe