Gudiga tartanka Kediska Bisha Ramadaan ee ay SBC International u qabato Xaafadaha Deegaanada Puntland ayaa maanta soo saaray xaafadaha ka qayb galaya tartanka bisha ramadaan waxayna xaafadaasi yihii 24 xaafood sida uu ku dhawaaqay gudiga tartanka SBC International

Hadaba waa kuwan liiska xaafadaha oo dhan:

01 Xaafada. Biyo kulule (Bosaso)
02 Xaafada. Raf iyo Raaxo (Bosaso)
03 Xaafada. 01 Luulyo (Bosaso)
04 Xaafada. New Bosaso (Bosaso)
05 Xaafada. Raxiis         (Bosaso)
06 Xaafada. Carab         (Bosaso)
07 Xaafada. Indhacad(Dayaxa) (Bosaso)
08 Xaafada. L. Hawada    (Bosaso)
09 Xaafada. Ex Ridwaan  (Bosaso)
10 Xaafada. N. Dhahar     (Dhahar)
11 Xaafada. Cakaara      (Xingalool)
12 Xaafada. Onkod      (Dangoroyo)
13 Xaafada. Booxaaro    (Sheerbi)
14 Xaafada. Hodan     (Garowe)
15 Xaafada. Horseed( Garowe)
16 Xaafada.  Hantiwadaag (Garowe)
17 Xaafada.  Waberi(Garowe)
18 Xaafada. Wadajir (Garowe)
19 Xaafada. Kaambo (Qardho)
20 Xaafada. Xorgoble( Qardho
21 Xaafada. Xingood(Qardho)
22 Xaafada. Qoyacada(Qardho)
23 Xaafada. Israac(Galkacyo
24 Xaafada. Garsoor( Galkacyo)

24kan xaafadood ee ka qayb galaya tartanka bisha ramadaan ee ay qabato SBC ayaa lagu wadaa in galabta lagu dhawaaqo shaxda isku aadka kooxahaas iyadoo laga dhigayo 6 qaybood oo ay qaybtiiba ay ku jirto 4 xaafadood .

Xasan Cabdi Farey Gentle Man
SBC International Boosaaso