Salaama Markale, Maanta waxaan Idiin hayaa Sawiro Guud oo ku tusinaya Boosaaso waa magaalo ganacsiga Puntland, oo Dulsare ka sawiran, quruxda Guryaha, Bilicda kale iyo Qaab dhismeedka loo bogay.

Sawirada Aad daawan Doontaan waxaa  laqaaday Dhowaan, lakin waqtiyo kala duwan sida kuwo la qaaday Xili Qorax dhac ah Ama Galab ah, iyo kuwa la qaaday xili Barqo ah

Daawasho Wacan
07
Guriga uu ka degenyahay Magaalada Boosaaso Urur Siyaasadeedka Midnimo. 
08
Calamada Soomaaliya, Puntland iyo Midnimo. 
DSC00404
Dusha Sare Hotelo iyo Baqaaro Ganacsi. 
DSC00406
Hotel Safari Bosaso 
DSC01428

DSC01512
Sawir Dusha sare looga qaaday Wadada Dheer ee Gasha Suuqa Magaalada Boosaaso
DSC01516
Xaafadaha ku yaala dhanka Shirkadii hore ee Netco. 
DSC08647
Dhisme Dhowan loo hirgeliyay Shirkada Xawilaada ee Iftin. 
DSC08654
Xarunta Dahabshiil Boosaaso
DSC08655
Bangiga Salaam Xaruntiisa Boosaaso. 
DSC08656
Wadada Hormarta Hotel Juba. 
DSC08658
Dahabshiil Bank. 
DSC09505
Majid Mubaarak Xaafada Laanta Hawada. 
DSC09507 DSC09508
Xili Qoraxdu dhaceyso Boosaaso
DSC09511 DSC09512 DSC09514
Xaafada Aaga Masjid Ibraahim Ama huruuse
DSC09515
Xaafadaha Xeebta Kulaala ee Boosaaso iyo xeebta dekeda Magaalada oo ay ka muuqdaan Maraakiib iyo doonyo aan weli soo xiran .
DSC09519 

DSC09523 DSC09527
Xaafada Laanta Hawada Boosaaso

Khaalid Cayuuni
SBC International Boosaaso