Waxaa soo dhamaatay Iminka Ciyaartii Kama dambeysta aheyd ee Koobka gobolada Puntland taasi oo dhexmareysay gobolada Karkaar Vs Nugaal.

Ciyaartaasi waxaa ay ku dhamaatay rigoore yaal ka dib bar bar dhac 2-2 ah waxaana ay guushu ku raacday Koobkiina qaatay Gobolka Nugaal Markii ugu horeysay.